Madaxweynihii dalka Masar Xusni Mubaarak oo is casilay Iyo hantidiisi oo la xayiray
Madaxweynaha dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa saacadihiii lasoo dhaafay iska casilay xilka Madaxweynenimo ee dalkaasi, kadib markii banaanbaxyo ka dhan Madaxweynahaasi todobaadyadii u dambeeyay ay ka dhacayeen dalka Masar. Read the rest of this entry »
Max’ed Dheere:Barlamanka way ku fadeexad waqti kordhintii
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed ayaa waxaa uu sheegay in barlamanka KMG Soomaaliya uu ku ceeboobeen waqtigii ay kororsadeen, isagoo sheegay in beesha caalamka ay maal galiso Hay’adaha dowliga ah ee dowladda KMG. Read the rest of this entry »
Colaada ka taagan Kalshaale oo lagu tilmaamay weerar ay maamulka Somaliland (SNM) ku qaaday dad shacab ah
Xildhibaan Ibraahim Maxamed Deeq (Ibraahim Deeq) oo ka mid ah xildhibaannada kasoo jeeda gobollada SSC, ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay colaadda Kalshaale weerar uu maamulka Somaliland ku qaaday dad shacab ah oo ku nool deegaankaas iyo hareerihiisa. Read the rest of this entry »
Raysalwasaare Farmaajo oo Kusoo Noqday Muqdisho Iyo Golaha wasiirada uu oga waramey balanqadka talyaaniga
Raysalwasaare Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Wefdi u hogaaminaayo Raysalwasaaraha ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho,waxaana ay soo gaba gabeyeen safar qaatay maalmo ay ku tageen dalka dibadiisa. Read the rest of this entry »
Jubbada Dhexe oo biyo dhaamin laga bilaabey iyadoo abarta ay si xun u saameysay
Maamulka xarakada alshabaab ee degmada bu’aale ayaa howlo biyo dhaamin ah ka bilaabay degmadaasi bu’aale kuwaas oo la gaarsiinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool gobolka J/dhexe. Read the rest of this entry »
Faroole (Afwaliinjo) oo Jabuuti u Tagay calaacal
Wafdi uu hogaaminayo Mamulka Puntland Farole (Afwaliinjo) ayaa shalay gaaray magaalada Djibouti iyadoo halkaasii uu ku soo dhaweeyey Wakiilka Gaar ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (UN-ka) u qaabilsan arrimaha Somalia, Amb. Augustine Mahiga. Read the rest of this entry »
Maalmulka Hargeysa oo ka jawaabay hadalkii raisalwasaare farmaajo
Maamulka Hargaysa ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeeray Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo taas oo ku aadanayd in Somaliland aysan ka go’i karin Soomaaliya. Read the rest of this entry »
Waa maxay sababta ay Maamulka faroole u joojisay wadashaqaynteedii dowladda federaalka
Maamulka faroole oo sheegay in ay wadashaqeyntii u dhaxysay maamulka faroole iyo dowlada dhexe la joojiye sababa jira owgeed, maanta ayaa kulan aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada ee dawladda Puntland ku yeeshay magaalada Garowe ayaa laga soo saaray in maamulka Puntland uu xiriirkii wada-shaqayn u jaray dawladda federalka Soomaaliya. Read the rest of this entry »
Helsinki, Finland oo tartankii ciyaaraha qaboobaha Kubadda Cagta ee dhalinta cuslaatay oo ku soo gabagaboobay
Finland ( Helsinki) ayaa waxaa isugu yimid cayaaryahano cuslaadey oo lagu qabtey tartan kubada cagta, hadaba markii aad dhinaceeda baariga socotid dareemaysay in ay la ciirciiraysay marti sharaf badan oo qaarada Yurub ka kala yimid, una yimid halkan inay qaarkood cayaaraan kuwa kalana ay ahaayeen masuuliyiintii hoggaaminaysay ciyaartoydaas,oo isugu jirtay wasiiro iyo xildhibaano hore, halka qaar kalana ahaayeen laacibiintii xulka kubadda cagta ee wadankeeenii hooyo. Read the rest of this entry »
