waamoonline.com

Sawiradii Shirkii Jubland Diaspora Finland

Madaxweynihii dalka Masar Xusni Mubaarak oo is casilay Iyo hantidiisi oo la xayiray
Madaxweynaha dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa saacadihiii lasoo dhaafay iska casilay xilka Madaxweynenimo ee dalkaasi, kadib markii banaanbaxyo ka dhan Madaxweynahaasi todobaadyadii u dambeeyay ay ka dhacayeen dalka Masar.

Madaxweyne ku xigeenka dalka Masar Cumar Salaymaan ayaa shaaca ka qaaday in uu is casilay Madaxweynaha dalka Masar ee Xusni Mubaaarak oo mudooyinkii dambe dibadbaxyo ka dhan ah ka dhacay magaalooyinka waawayn ee dalkaasi.

Madaxweyne Xusni Mubaakar ayaa la tilmaamay in uu iminka ku sugan yahay magaalada Shirmasheekh ee dalkaasi, waxaana arintaasi la sheegay inay ka dambeysay kadib markii Madaxweynaha dalkaasi ay si wayn ugu soo horjeesteen kumaam kun oo ah shacbiga dalka Masar.

Ciidamada Milatariga ee dalka Masar ayaa la sheegay inay bandowgii ka qaadeen magaalooyinka waawayn ee dalkaasi oo mudooyinkii dambe ay ka socdeen rabshado ka dhan ahaa Madaxweyne Xusni Mubaarak oo inta badan shacabka Masar ay kasoo horeedeen Xukunkiisa.

Dadweyne aad u farabadan ayaa waxaa ay isugu soo baxeen goobaha ay sida aadka ah mudaaharaadyada ugu dhacayeen gaar ahaan fagaaraha Taxriir oo maalmihii u dambeeyay ay ka taagnaayeen qas iyo jahwareer ka dhan ahaa Madaxweyne Xusni Mubaarak oo doonaayay in xilka dalkaasi uu iska sii haysto.

Madaxweyne Xusni Mubaarak ayaa la sheegay in xilkaasi uu haayay mudo 30-sano ah, waxaana la tilmaamay in doorasho waliba oo lagu qabto dalkaasi uu ku guulaysanayay, iyadoo banaanbaxyo rabshado wata kadib uu go’aansaday Madaxweyne Xusni in uu iska baneeyo xilkaasi maadama uu ku jahwareeray sida uu ugu qanci lahaa shacabka in u xilkaasi isaga dagayo mudadii uu qabsaday.

Dhamaan dadkii kasoo horjeestay Madaxweyne Xusni Mubaakar ayaa caawa waxaa ay isug soo baxeen fagaarooyinka waawayn ee ku yaala magaalooyinka dalka Masar, waxaana shacabka reer Masar intooda badan caawa ay yihiin kuwa aad ugu faraxsan, madaama xilkii uu si caro leh ugu dagay Madaxweyne Xusni Mubaarak.

ABCTV ayaa sheegay in Dawladda Maraykanku ay ABCNEWS u sheegtay in qoyska Xusni Mubaarak ay bangiyo shisheeye ku shubteen lacag lagu qiyaasay 1 ilaa 5 BILLION oo doolar. Waxaana Saacaddo markii ay ka soo wareegtay is casilaadii Mubaarak ay Dawladda Swiss xanibaad saartay koontoyinkii bangiyada Swiss ee lacagtu ugu kaydsanayd Mubaarak iyo inta musuqmaasuqa jaalka kula ahayd.

Telefishanku waxa uu soo bandhigay sawiro muujinaya  noloshii ka badbadiska ahaa ee uu u noolaa Mubaarak iyo qasriyada uu ku lahaa magaalada xeebta ah ee dalxiiska ee Sharm el-Sheikh iyo guriga ay ku baxday malaayiinta doolar ee ku yaal London oo uu ku qoran yahay magaca wiilkiisa Gamal Mubarak.ABC TV oo baarintaan ku sameeyey qaabkii ay u noolaayeen qoyska Mubaarak ayaa tibaaxay in ay ahayd hab ka badbadis ah, ayagoo u nolaa sidii boqortooyo, halka shacabka reer Masar ee caadiga ah uu qofkii ku nool yahay maalintiiba 2 doolar.

Mid kamid ah Qalcadaha Qoyska Mubaarak

Dukumiintu uu helay TV-ga ABC ayaa muujinayey, sida Telefishanku sheegay, in dawladda Maraykanku ay ku caawintay intii uu xilka hayayey Mubaraaka lacag gaareysa $335 million oo uu ku iibsaday sagaal diyaaradaha lagu dalxiiso oo khaas u ah madaxweynaha Masar. Waxaana TV-gu sheegay in Mubaarak uu lacagta jeebka ku shubto ay soo bilaabatay xilligii uu ciidanka ahaa oo uu dalka xukumayey Anwar Saadaat.

Sawir Mubaarak iyo qoyskiisaMubaarak xilligii uu madaxweynaha ahaa waxa uu xaqiijiyey in shirkad kasta oo dalka Masar imanaysa ay shardi tahay in ay soo marto wiilkiisa Gamaal, ayuu yiri ABCtv. Wiilka iyo aabahiisna waxay jaal ku ahaayeen in ay la macaamilaan dhammaan shirkadaha imanaya dalka masar oo ayagu toos ula xaajoodaan sidaasna ay ku urursadeen lacago aad u xad dhaaf ah.

Guriga dabaqyada ah ee London, kuna qoran magaca wiilka uu dhalay Mubaarak, wiilkaas oo ah kii uu u diyaarinayey in uu xilka kala wareego ka hor kacdoonkii shacab. TV-gu waxa uu sheegay in dawladaha Maraykanka iyo Britain in aysan jawaab ka bixin waxa laga yeelayo maalka Mubaarak uu ku leeyahay dalalkooda. Laakiin koox qareeno reer Masar ah iyo kuxigeen hore ee Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa waxay dalbadeen in Xusni Mubaarak iyo qoyskiisa maxkamad lagu saaro dalka Masar xatooyadii ay dhaceen hantida qaranka Masar awgeed. Hantida loo malaynayno qoyska Mubaarak in ay qaateena waxay u dhaxaysaa qiyaastii 1 ilaa 5 Billion oo doolar.

Xusni Mubaarak waxa uu madaxweyne ka ahaa Masar intii u dhaxaysay 14 October 1981 ilaa 11 February 2011 markaas oo is-casilay kaddib kacdoon shacab oo socdey 18 maalmood oo ay shacabku dhinacna uga dhaqaaqi waayeen barxadda xorriyada ee faras-magaalaha Qaahira. Shacabka ayaa kacdoonkaas sameeyey kaddib markii ay u dul qaadan waayeen gacanta birta ah iyo caddaalad darrada Mubaarak uu dalkaas ku maamulayey 30 sano.

Isha: ABCNews, Feb 11, 2011 | Daawo

Waa kuma Madaxwayne Xusni Mubaarak, Maxaase ka Taqaan Taarikhiisa?

Madaxwaynihii dalka Masar xukumayay 30-kii sano ee ugu danbeeyay ee Jimco February 11, 2011 isaga tagay Xilka Madaxtinimo ayaan jecleestay in aan aqristayaasha la wadaago nolashisa oo kooban inkastoo qoraal iyo wax la mid ah aan lagu soo koobi Karin taariikhda Xusni Mubaarak.

Magaciisa oo dhameestiran waa Maxamed Xusni Mubaarak wuxuu ku dhashay deegaanka Kafr-El Meselha ee ku yaala Waqooyi dalka Masar sanadkii 1928 waana 82 sano jir.

Waxbarashadiisa.

Kadib markii uu dhameeyay Dusigisa sare wuxuu ku biiray Egyptian Military Academy oo uu shahaaqada Bachelor’s degree ka qaatay isagoo bartay Military Sciences sanadkii 1949, Xusni Mubarak kadib wuxuu ku biiray Air Force Academy isagoo sanadki 1950-kii noqday Duuliye, sidoo kalle Xusni Mubaarak wuxuu wax barasho dheerad ah oo dhanka Ciidanka ku soo qaatay Midowgii soviet (Dalka Ruusha).

Shaqooyinka uu soo qabtay kahor inta uusan Madaxwayne noqon.?

Shaqooyinka uu Xusni Mubaarak soo qabtay waxaa ka mid ah.

1-1950 Waxaa loo doortay in uu noqdo Taliyada Ciidamada Cirka ee Magaaladda Cariisha ee ah caasimada Gobalka Siinaa,

2-Dagaalkii la magac baxay Dagaalkii October ee Masar iyo Suuriye oo isku dhinac ah iyo Yuhuuda ee sanadkii 1973 wuxuu ahaa Taliyaha Ciimadda Cirka ee dagaalkaas qeyb weyn ka qaatay.

3-Madaxwayne Anwar Saadaat ayaa sanadkii 1975 u doortay in uu noqdo Madaxwayne ku xigeenkiisa iyadoo intii u dhaxesay Sanadihii 1975-1981 uu ahaa Madaxwayne ku xigeenka dalka Masar.

4-Markii uu Anwar Saadaat Madaxwaynihi hore ee Masar uu sanadkii 1978 aas aasay Xisbiga Wadaniga Dimoqraadiga ee dalka Masar wuxu Gudoomiye ku xigeen u doortay Xusni Mubaarak, iyadoo Xisbigan oo dalka wax badan xukumayay!

Xusni Mubaarak iyo Madaxtinimada dalka Masar!

Sanadkii 1981 markii toogasho lagu dilay Madaxwane Anwar Saadaat waxaa xilka Madaxtinimo ee dalka Masar la wareegay Madaxwayne Xusni Mubaarak oo ahaa Madaxwayne ku xigeenka dalka.

Xusni mubaarak wuxuu dalka Masar Xukumayay 30 sano iyadoo xilkiisa uu ugu ekaa bisha September,2011 dad badana ay aaminsanaayeen in uu xilka wiilkiisa ku wareejin doono.

Dowladda Masar oo mudo badan sharciga Xaaladda dag-daga ah ku jirtay “Emergency law” ayaa intii uu Xusni Mubaarak ahaa Madaxwaynaha waxaa dhibaato loogu geestay Shacabka dalka Masar oo ugu danbeyntii Banaanbaxdo socday 18 Maalin sababtay in uu Madaxwayne Xusni Mubaarak isaga tago xilka Madaxwaynaha.

Xusni Mubaarak intuu ii ahaa Madaxwaynaha dalka Masar wuxuu reer galbeedka ka caawiyay Duulaankii Dalka Iraq ee sanadkiii 1991 iyo Dulaankii labaad ee sanadkii 2003 sababay in Dowladda Mareekanka iyo Xulafo ay Hogaamiso ay qabsadaan dalka Iraq halkaasna uu Xukunkii Madaxwayne Sadam ku dhamaaday.

Yuhuuda hadii aysan taageero ka heeysan Xukuumadii Xusni Mubaarak dhibaato ma aysan u geesan laheyn Haweyn-ka, caruurta iyo guud ahaan Shacabka dhibaateeysan ee Falastiin.

Waxa loogu yeero Dib u heshiisiinta Carab iyo Yuhuuda ayuu kaalin Muhiiim ah ka ciyaaray oo wuxuu dhameestiray Heshiiski qabyadda ahaa ee Madaxwayne Anwar uu bilaabay.

Shacabka Masar iyo Xusni Mubaarak.

Shacabka Masar woo tiro ahaan gaaraya 80 Milyan ayaa dhibaato ku qabay horumar la’aanta Xukuumadii Madaxwayne Xusni Mubaarak, shacabka Masar oo u badan Dhalinyaro ayaa shaqo la’aan, Caafimaad la’aan iyo dhibaatooyin kalle ay soo wajaheen.

Dhalinyaradda iyo guud ahan Shacbka Masar ayaa muujiyay karti iyo dulqaad kadib markii ay mudo 18 Maalin ay banaanbaxyo aan kala go’in ay ka dhigeen guud ahaan dalka Masar gaar ahaan Magaalooyinka Qaahiro iyo Alexandria.

Xusni Mubaarak oo 82 jir ah ayaa hantida uu heesto lagu qiyaasay in ay gaareeyso $70 Billion iyadoo dalal badan oo reer Galbeed ah ay u taalo hanta fara badan.

Xusni Mubaarak marka uu xilka ku wareejiyay Ciidanka qalabka ayuu u duulay Guri weyn uu ku leeyahay Magaaladda Siinaa ee dalxiiska loo tago.!

Xusni Mubaarak ayaa raacay Wadaadii uu maray Madaxwaynihi hore ee Dalka Tunisia, dalalka xigana waa la arki doonaa iyadoo Beriga dhexe maalmahan siyaasadiisa ay kacsantahay.!

Max’ed Dheere:Barlamanka way ku fadeexad waqti kordhintii
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed ayaa waxaa uu sheegay in barlamanka KMG Soomaaliya uu ku ceeboobeen waqtigii ay kororsadeen, isagoo sheegay in beesha caalamka ay maal galiso Hay’adaha dowliga ah ee dowladda KMG.

Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere oo haatan ka mid ah siyaasiyiinta kusugan magaalada Muqdisho oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu ka hadlay waqti kordhintii Mudanayaasha barlamanka ay samaysteen taasi oo uu ku tilmaamay in Xildhibaanada ay ku ceeboobeen go’aankaasi.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere ayaa tilmaamay in barlamanka Soomaaliya uu shaqaynayay mudo labo sano ah ilaa iyo haddana uu san jirin wax qabad buuxa oo ku aadan dalka, isagoo sheegay in 3-da sano dheeraadka ah ee lagu kordhiyay barlamanka aysan waxba ku qabanayn maadaama sida uu tibaaxay muushin kasta ay Xildhibaanada ka doodayaan ay isku dagaalaan.

Max’ed Dheere ayaa sidoo kale ugu baaqay Madaxweyne Shariif, Ra’iisul wasaara iyo gudoomiyaha barlamanka Shariif Xasan in ay kusoo baxaan go’aankan ay gaareen Mudanayaasha barlamanka si hoosana ay ugu tashtaan arinta ku aadan waqti kordhinta barlamanka.

Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere ayaa ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in Xildhibaanada barlamanka ee kasoo horjeeda go’aanka beesha caalamka ay ka qaadatay waqti kordhinta barlamanka ayaa tahay in yihiin dad iska hadlay islamarkaana aysan socon karin la’aanta beesha caalamka oo uu tilmaamay inay maalgaliso Hay’adaha kala duwan ee dowladda KMG Soomaaliya.

Barlamanka KMG Soomaaliya oo waqtigiisii ku kordhistay mudo 3-sano oo dheeraad ah ayaa waxaa go’aanadaasi kasoo horjeystay qeybaha kala duwan ee bulshada qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo beesha caalamka kuwaasi oo dhamaantooda ku tilmaamay in go’aankaasi uu ahaa mid hal dhinacle ah oo lagu fududaaday.

Colaada ka taagan Kalshaale oo lagu tilmaamay weerar ay maamulka Somaliland (SNM) ku qaaday dad shacab ah
Xildhibaan Ibraahim Maxamed Deeq (Ibraahim Deeq) oo ka mid ah xildhibaannada kasoo jeeda gobollada SSC, ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay colaadda Kalshaale weerar uu maamulka Somaliland ku qaaday dad shacab ah oo ku nool deegaankaas iyo hareerihiisa.

“Dagaalka Kalshaale waa dagaal lagu xasuuqayo laguna qixinayo dad rayid ah oo diiddan gooni isu-taagga Somaliland,” ayuu yiri xildhibaanka oo sheegay in dagaalka ay ka dambeeyaan dad ay isku dhow yihiin madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo.

Xildhibaanku wuxuu sheegay in beesha calaamka iyo ummadda Soomaaliyeed uu u caddeynayo in maamulka Hargeysa uusan xoog iyo qori-caaraddii shacbigayaga kaga dhaadhicin karin siyaasad ku dhisan mabda’ aysan aaminsanayn.

Mudanaha ayaa colaadda taagan ku tilmaamay inay tahay mid ay Somaliland ku doonayso inay xoog kula wareegto degmada Buuhoodle iyo deegaannada hoos-yimaada, isagoo xusay in dadka deegaannadaas ku nool aysan raalli ka noqonayn in awood ciidan lagu muquuniyo.

“Xoogagga SSC waxaan ku dhiirrigelinayaa inay caqligooda iyo cududooda u mideeyaan sidii ay isaga caabbin lahaayeen weerarada ay xukuumadda Siilaanyo ku hayso,” ayuu xildhibaanku ku yiri warsaxaafadeedkiisa.

Mudane Ibraahim Deeq, ayaa shirkiisa jaraa’id kusoo gabgabeeyay in colaadda ka taagan Kalshaale ay imaanayso iyadoo ay gobolladaas ka taagan yihiin abaaro xooggan oo saameyn ku yeeshay dad iyo duunyo.

Raysalwasaare Farmaajo oo Kusoo Noqday Muqdisho Iyo Golaha wasiirada uu oga waramey balanqadka talyaaniga
Raysalwasaare Maxamed  Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada  Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Wefdi u hogaaminaayo  Raysalwasaaraha ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho,waxaana  ay soo gaba gabeyeen safar qaatay maalmo ay ku tageen dalka dibadiisa.

Raysalwasaare  Farmaajo iyo wefdigiisa ayaa mudo 15-maalmood ka maqnaa dalka,waxaana  ay tageen dalalka Maraykanka,Talyaaniga iyo Imaaratka Carabta.

Safarka  oo ay ku hormareen dalka Maraykanka ayaa waxaa ay magaalada New York  kaga qaybgaleen shir looga hadlaayay xaaladda Soomaaliya oo uu  Raysalwasaaruhu ka jeediyey khudbad ku aadan xaaladda dalka,wuxuu sidoo  kale soo maray dalka Talyaaniga halkaas uu kusoo kulmay madaxda  dalkaasi.

Raysalwasaaraha ayaa kulan la qaatay Raysalwasaaraha  Talyaaniga Silvio Berlusconi oo uu kala hadlay sidii loo taageeri lahaa  Xukuumadiisa. Iyo talyaaniga oo balan qaadey hub iyo saanad ciidan oo deg deg ah inuu siin doona dowlada, iyo inuu sidoo kale bilaabay siyaasad adag oo uu ka dhex wadi dooni wadamada EU iyo reer galbeedka si nabadwaarta loogu soo dabaalo Somalia

Xukuumada Farmaajo ayaa waxaa uga harsan qorshihi  100-ka maalmood mudo 30-cishood taas oo ay sheegtay in ay wax kaga qaban  doonto xaaladda amni ee dalka,mana jirto wax horumar ah oo ay ka  sameysay dhanka qorshahaas.

Jubbada Dhexe oo biyo dhaamin laga bilaabey iyadoo abarta ay si xun u saameysay
Maamulka  xarakada alshabaab ee degmada bu’aale ayaa howlo biyo dhaamin ah ka  bilaabay degmadaasi bu’aale kuwaas oo la gaarsiinayo dadka ay abaaruhu  saameeyeen ee ku nool gobolka J/dhexe.

Gudoomiyaha degmada  bu’aale Sheekh Ceynaanshe oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in  degmada bu’aale iyo degmooyinka kale ee gobolka j/dhexe ay kusoo qaxeen  dad fara badan oo ay abaaruhu saameeyeen, waxaana uu sheegay in dadku ay  daadsanyihiin wadooyinka iyagoo la socon waayay oon iyo gaajo.

Sheekh  Ceynaanshe ayaa sheegay in ay maalmahan bilaabeen howlo dhaamin ah oo  loogu gurmanayo dadkaasi ay abaaruhu saameeyeen oo uu sheegay in ay  heysato xaalad nololeed oo aad u adag, waxaana uu sheegay in ay maalin  walba gaarsiiyaan ilaa 4 booyadood oo biyo ah.

Gobolka J/dhexe  waxa uu kamid yahay gobollada dalka Soomaaliya ee ay sida ba’an u  saameeyeen abaaraha, waxaana abaarahani ay galaafteen nolosha dad iyo  duunyo fara badan, ilaa iyo imikana dadkii xoolo dhaqatada ahaa ee ku  noolaa miyiga waxa ay soo beegsanayaan degmooyinka waaweyn si ay uga  haleen biyo iyo baad maadaama ay xoolahoodii la lee’anayaan abaaraha  dabada dheeraaday ee ku dhuftay gobollada dalka Soomaaliya.

Ma  ahan oo keliya gobolka j/dhexe gobollada ay saameeyeen abaaraha,  haseyeeshee abaarahani ayaa ah kuwo saameeyay guud ahaanba gobollada  dalka Soomaaliya, dadka xoolo dhaqatada ah ayaa iyagu ah kuwo aan  marnaba ka quusan deeqda rabi waxaana ay mar walba ilaah ka filayaan in  uu siiyo raxamadiisa, iyagoo sameynaya isu soo baxyo ay Alle kaga  dalbanayaan in uu siiyo roob.

kismaayo jama yare

Faroole (Afwaliinjo) oo Jabuuti u Tagay calaacal
Wafdi uu hogaaminayo Mamulka  Puntland Farole (Afwaliinjo) ayaa shalay gaaray magaalada Djibouti  iyadoo halkaasii uu ku soo dhaweeyey Wakiilka Gaar ah ee Xoghayaha Guud  ee Qaramada Midoobay (UN-ka) u qaabilsan arrimaha Somalia, Amb.  Augustine Mahiga.

Wafdiga Faroole waxaa ka  mid ahaa Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Md. Daud Maxamed  Cumar, Wasiirka Dekedaha Md. Siciid Maxamad Raage, Wasiirka Degaanka  C/gani Yusuf Cadde, iyo xubno ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Faroole oo la hadlay saxaafada inta uusan ka dhoofin magaalada Garowe  ee caasimadda Puntland ayaa sheegay in laga casumay xafiiska UNPOS uu  madax u yahay Amb. Mahiga.

WafdigaFaroole  ayaa shirkii ugu horeeyey ku yeeshay Safaarada France  ee dalkaasi Djibouti halkasoo looga wada hadlay la dirirka  burcad-badeeda iyo arrimaha horumarinta Puntland.

Galabnimadii  maanta ayaa Wafdiga si gaar ah u qaabilay wafdi ka socda Dowladda  Maraykanka uuna hogaaminayay Safiirka Maraykanka u jooga dalka Djibouti,  Amb. James Swan waxaana socotay Cheryl Sim oo ah Qunsulka Maraykanka  arrimaha Somalia u qaabilsan xafiiskeeduna yahay Magaalada Nairobi.

Kulankaasi  ayaa waxaa looga hadlay go’aankiiMaamulk a Faroole ay ku joojisay  wadashaqayntii ay la lahayd Dowladda Federaalka KMG ah.

Wafdiga  Puntland ayaa soo bandhigay sababaha ay Dowladda Puntland ugu dhawaaqday  go’aankaasi maalintii Axad 16 Janaayo 2011. Arrimaha kale ee laga wada  hadlay waxaa ka mid ahaa tabarada loo fidiyo ciidamada Somalia, dhisida  ciidanka badda ay Dowladda Puntland oo tababarka uga socdo magaalada  Boosaaso, ladagaalanka Al Shabaab iyo kooxaha argagaxisada, iyo weliba  mowqifka Dowladda Maraykanka kaga aadan damaca xil-kororsi ee DFKMG ah.

Kulankii  sedexaad ayaa waxaa isugu yimid Wafdiga Puntland iyo wafdi uu  hogaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay Amb. Mahiga waxaana la socday la  taliyihiisa dhanka amaanka Col. John Steed.

Shirkaasi ayaa waxaa  looga hadlay dhacdadii dhexmartay DFKMG, Puntland iyo xafiiska UNPOS oo  uu hogaamiyo Amb. Mahiga. Waxaa kaloo laga hadlay qaabkii arrimaha  Somalia loo xalin lahaa ka dib markii uu dhamaado xilka DFKMG ah.

Amb.  Mahiga ayaa Dowladda Puntland ku amaanay inay mutaysatay ku dabo  dayasho. Wuxuu hoosta ka xariiqay welwelka ay Beesha Caalamka ka qabto  go’aankii Puntland wadoshaqaynta uga joojisay DFKMG ah, isagoo sidoo  kale cadeeyey inay Puntland xaq u leedahay inay door muhiim ah ka  qaadato arrimaha Somalia iyo mustaqbalkeedaba.

Ugu danbeyntii ayaa  Wafdiga Puntland waxaa soo booqday Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan  arrimaha Somalia, Ambassador Boubacar Goussou Diara. Amb. Diara waxaa la  socday Gen. Nathan Mugisha oo ah Taliyaha Guud ee ciidamada  nabad-ilaalinta AMISOM ee Muqdisho jooga.

Kulankaasi ayaa waxaa  looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka Puntland iyo AMISOM,  waxaana sidoo kale laga hadlay la dagaalanka kooxda Al Shabaab. Amb.  Diara ayaa soo bandhigay qorshaha Midowga Afrika ka leeyahay arrimaha  Somalia wuxuuna ku raacay Dowladda Puntland warbixin ah in kooxda Al  Shabaab ay isku uruurinayaan gobollada dhexe si loo weeraro gobollada  nabdoon ee Puntland.

Maalmulka Hargeysa oo ka jawaabay hadalkii raisalwasaare farmaajo
Maamulka Hargaysa ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeeray Raysalwasaaraha  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo taas oo ku aadanayd in  Somaliland aysan ka go’i karin Soomaaliya.

Wasiirada  arimaha dibada Maxamed Cabdullaahi Cumar iyo Kaluumaysiga Cabdullaahi  Cismaan Geeljire ee Xukuumada Siilaanyo oo la hadlay warbaahinta BBC-da  ayaa kasoo horjeestay hadalkaas oo ay ku tilmaameen mid aan loo  baahnayn.

Waxaa ay sheegeen in hadalka kasoo yeeray Farmaajo uu  yahay mid khaldan isla markaana Somaliland aysan ahayn dhul kamid ah  Soomaaliya oo ay tahay dal madaxbanaan,waa sida ay sheegeen.

Wasiirka  Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Mr.Geeljire ayaa sheegay in hadalka  Raysalwasaaraha uu yahay mid aan siyaasi ku hadlin isla markaana sheegay  in Somaliland xilligaan u baahnayn wax biyo gelin.

Raysalwasaaraha  Soomaaliya ayaa dhowaan la hadlay warbaahinta sheegay in Somaliland ay  kamid tahay Soomaaliya isla markaana aan noqon karin dal madaxbanaan.

Kismaayo jama yare

Waa maxay sababta ay Maamulka faroole u joojisay wadashaqaynteedii dowladda federaalka
Maamulka faroole oo sheegay in ay wadashaqeyntii u dhaxysay maamulka faroole iyo dowlada dhexe la joojiye sababa jira owgeed, maanta ayaa kulan aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada ee  dawladda  Puntland ku yeeshay magaalada Garowe ayaa laga soo saaray in  maamulka Puntland  uu xiriirkii wada-shaqayn u jaray dawladda federalka   Soomaaliya.

Tallaabadaas wuxuu maamulka Puntland sabab uga  dhigay  arrimo kala duwan oo la xiriira wax uu ku tilmaamay wadashaqayn  la’aan uga timi  dhinaca dawladda federalka, iyo dawladda federalku la  gooni noqotay mashaariicda  caalamku ugu deeqay Soomaaliya iyo arrimo   kale.

Go’aanka uu maamulka  Puntland ka qaatay  dawladda federalka Soomaliya oo lagu faafiyay qoraal rasmi ah  oo  warbaahinta loogu talagalay kaas oo tilmaamay in dawladda Puntland ay si   kama  dambays ah xiriirkii wada-shaqayn ugu jartay dawladda federalka  ee  Sh.Shariif hoggaamiyo.

Maamulka Puntland wuxuu  sheegay in dawladda  federalku aanay wakiil ka noqon karin maamulka Puntland  markay noqoto  kulamada caalamiga ah ee lagu falanqaynayo arrimaha  Soomaaliya.

Baaq hay’adaha dibedda

Xafiiska qaramada midoobay  ugu qaybsan arrimaha  Siyaasadda Soomaaliya ayuu qoraalku ugu baaqay inuu dib uga  fiirsado  taageerada uu la garab taagan yahay dawladda federalka ee Soomaaliya oo   uu maamulka Puntland  ku tilmaamay mid  liddi ku ah qaybaha kale ee  Soomaaliya.

Warkan ka soo baxay  maamulka Puntland wuxuu soo  dhoweeyay siyaasadda maraykanku dhowaan soo saaray  ee ku aadan sida ay  ula macaamilayso dhinacyada Soomaalida iyo in maamulka  Puntland  uu si  gaara ula macaamilayo  beesha caalamka markay noqoto arrimaha dib u  dhiska iyo dib u heshiinta  Soomaalida.

Xilliga dawladda federalka  ee haatan jirta oo  uu soo qaaday qoraalku wuxuu tilmaamay in maamulka Puntland  uu si  buuxda uga soo horjeedo in waqtiga loo kordhiyo golayaasha dawladda   federlka ee Sh.Shariif hoggaamiyo iyo in dawladda Puntland ay ku  baaqayso googol  nabadeed iyo dib u heshiineed oo ay fidinayso qaybaha  Soomaalida oo  dhan.

Maxaa keenay go’aanka Putnland?

Haddaba maxa keenay in maamulka Puntland uu  dawladda federalka ka qaato go’aankan. Wasiirka qorshaynta ee Puntland  Daa’ud Max’ed Cumar ayaa isagoo warbaahinta la hadlay  faahfaahin ka  bixiyay arrintaas.

Arrimahan uu maamulka Puntland sababta uga  dhigay go’aanka uu ku tallaabsaday maaha kuwo ku cusub dhegaha dadka  horay ayaana maamulka looga maqlay eedaymo noocaan oo kale, markaa waxaa  is-waydin u baahan waxa waqtigan soo kordhay ee maamulku ku dhaliyay  go’aankan adag ee uu ka qaatay dawlad uu qayb ka yahay.

Wararka qaarkood waxay  sheegayaan in arrintan  ay soo dedejisay ka dib markii maamulka Puntland ay soo  gaareen warar  sheegaya in madaxwayne Sh.Shariif uu maalintii shalay ku dhawaaqay   inuusan ka qayb geli doonin shir ka dhacaya dalka Jabuuti,  haddii  shirkaas lagu martigeliyo maamulka  Puntland.

Wasiirka qorshaynta  Puntland Daa’ud Max’ed  Cumar ayaa qiray in arrintaasi ay meesha  ku jirto isla markaasna ay  qayb ka tahay  sababaha ku kallifay go’aanka uu maamulka Puntland ka  qaatay dawladda  federalka.

Dhammaadkii sannadkii aynu  soo dhaafnay ayaa  maamulka Puntland wuxuu ku dhawaaqay inay ciriiri ku jirto   wada-shaqayntii uu la lahaa dawladda federalka ee Soomaaliya taas oo uu  sabab  uga dhigay madaxda dawladda federalka oo ka gaabisay  wada-shaqayntii looga  fadhiyay iyo hirgeilnta heshiisyo iyo arrimo kale  oo horay loogu  ballamay.

Si kastaba ha noqotee,  maamulka Puntland  wuxuu  qayb ka yahay  dawladda federalka Soomaaliya, sidaa awgeed xiriirka iyo  iskaashiga labada  maamul oo xumaada waa mid astaan u noqon kara kala   daadsanaanta Soomaalida iyadoo waxa keliya ee  laga dhaxlaa ay tahay  dhibaatada   Soomaalida oo sii daba-dheeraata.

Helsinki, Finland oo tartankii ciyaaraha qaboobaha Kubadda Cagta ee dhalinta cuslaatay oo ku soo gabagaboobay
Finland ( Helsinki)  ayaa waxaa isugu yimid cayaaryahano cuslaadey oo lagu qabtey tartan kubada cagta, hadaba  markii aad dhinaceeda baariga socotid dareemaysay in ay la ciirciiraysay marti sharaf badan oo qaarada Yurub ka kala yimid, una yimid halkan inay qaarkood cayaaraan kuwa kalana ay ahaayeen masuuliyiintii hoggaaminaysay  ciyaartoydaas,oo isugu jirtay wasiiro iyo xildhibaano hore, halka qaar kalana ahaayeen laacibiintii xulka kubadda cagta ee wadankeeenii hooyo.

Tartankan oo labo maalmood ka socday Magaalada Helsinki ee Dalka Finland ayaa waxaa loogu magac-daray ciyaartoydii cuslaatay, waxaan goobjoogayaal ahaa madaxa ciriirada calaamiga ee ciyaaraha fudud iyo kubada noocyadeeda kala duwan, tusaale waxaa jooga madaxii xirriirka caalamiga ee ciyaaraha fufud ee dowladii dhexe ee Somalia, Cumar Axmed jaamac, ( cumar madaxey) iyo laacibiintii somaliya sida xidigii madbacada ahaan 10 ee xulka qaranka Soomaliyyed Mr Enow.  iyadoo uu soo bilowday muddo shan sano ka hor ah.Tartankan dhalinyarada cuslaatay ayaa waxaa kasoo qaybgalay ciyaartoy ka socotay wadamadda Ingiriiska, Denmark,Sweden iyo wadanka martida loo ahaa ee Finland oo iyaga laba kooxod kaga soo qayb galay.

Ciyaarahan ayaa waxaa loo ciyaaray qaab iswada arag ah oo afarta kooxood ee ugu dhibca badnaata ay isugu soo gudbayaan semifaynalka,kadibna labada kooxood ee ee afartan soo badisa ayaa waxaa ay isugu imaanayeen final-ka ama ciyaarta kama danbeeysta.

Haddaba ciyaarahan ayaa waxaa semifaynalkii isugu soo baxay kooxha ka kala socdey waddamada Ingiriiska iyo Finland,waxaana ay kala ahaayeen South hall oo Ingiriiska ah, Wembley oo iyagana London ka socdey iyo Laba kooxood oo reer Finland ahaa oo iyagana la magac baxay Fin1 iyo Fin2.

Waxaa ay afartan kooxood soo bandhigeen ciyaaro wanaagsan oo aan dhihi karo dadka waa ay u riyaaqeen,halka dadka intiisa badan ay sugayeen ciyaartii dhexmartay labada kooxood ee Wembley iyi Fin1. gabagabadii ayaa waxaa faynal isugu soo baxay kooxaha kala ah south halli yo Fin1,labadan kooxood ayaa waxaa biloowgii hore ay kooxba kooxda kale weerar iyo weerar celis ku heysay,lakiin kama danbeeystii waxaa ay guushii raacdey kooxdii ciyaaraha martigelisey ee reer Finland kuna ciyaaraysey magaca Fin1 ka dib markii ay badiyeena la baxay magaca Dream Team .

Ciyaaraha ayaan sidaan horey  idiinku sheegnay waxaa goobjoog ka ahaa marti sharaf badan oo isboortiga soomaaliya magac iyo maamusba ku lahaa iyo fanaan caan ah oo aad wada taqaanaan sida  Al-Fannaan SUPER KHALID. Marti sharafta ayaa waxaa kaloo ka mid ahaa Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed Abdiaziz Godah, Maclin Nur (Nuur Gaab),Cabdullaahi Maxamuud Salxaan [Eenow],Abdinasir Saciid Seef(Abdidheeg) oo ahaan jiray wasiir iyo Xildhiban dowladii TFG ee Somalia, Abdi Cagane Omar, Abdixakiin oo laacib Batroolka ahaa,Abdi Fitik,Xoghayaha Somaliweek London Islowga,Gudoomiyaha  ururka new generation Abdiqani Jeenyo, Ahmed Hassan,Maxamed Buuwe,Bile Madbaco,Xassan Dhuu.,Labo xoghaye oo horey usoo maray ciyaaraha Fudud oo kala ah Cumar Dhagaweyne iyo Daahir ,Aweys,Cumareeto, Ali Yare(DJ),Abdiaziz farax Kulmiye,Daauud Ahmadey,Abanur,Yasin,Waxaan marnaba halkan aan ka hilmaamayn saaxiibkey ama ninka aan iskula soo kornay hal xafad oo markii naysugu danbeeysey ay ahayd dagaaladdii ka hor waa Ahmed TIGANA,Tigana ayaa waxaa uu halkaas kasoo jeediyey gabay uu isboortiaga somaaliyeed u tiriyey.

Haddaba akhristow waxaa ciyaaraha noocan oo kale ah markii aad fiiriso  ay bulshadda u keenaan inay isku bartaan amaba ay ku wada kulmaan muddo iyaga oo kala maqnaa, sidoo kale ciyaarahan dhalinta cuslaatay waxaa ay dhalinta yaryar u yihiin role model ama wax ay ku daydaan.

Si kastaba, ciyaarahan ayaa jawi wanaagsan ku soo dhamaaday, waxaana xusid mudneyd in Yasin Abdi Rage oo barnaamijka xiriiriye ka ahaa kana mid ahaa guddigga qabanqaabadda ciyaarahan ayaa waxaa uu bahdii isboortiga ee xafladaas goobjooga ka ahayd xusuusiyay in ay joogteeyaan ciyaarahan, isagoo mararka qaarkoodna u jeedinayay hadallo ay ku qoslaan.